Qeexid
(-iyo, m.dh) Ceel biyo badan. ld banqay.
(-iyo, m.dh) Ceel biyo badan. ld banqay.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld banqi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Saxarro jilicsan; shuban.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dhaxan badan.
Qeexid Xigta: B. ah: meel dhaxan badan oo aan gabbaad lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld danaq.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Tiro go'an inta ka baxday mooyee inta kale ee ka soo harta; haraa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Hoore weel ka buuxa in yar ka daadin.
Qeexid Xigta: Is b.: wax suuxsan iska dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) ld banki.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Geedgaab iniinahiisa lagu sakhraamo oo leh caleemo balballaaran iyo miro kulkulucsan, waaweyn oo dusha qodxo jiljilicsan ku leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xoolo inta aan la maalin subaxii daajin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-iyo/bunuug, m.dh) Maamul xafiisyo leh oo lacagta lagu keydiyo ama layska amaahiyo, fuliyana adeegyo maaliyadeed sida sarrifka lacagaha qalaad, xawaaladaha gudaha iyo dibadda iyo furidda ictimadyada. ld bangi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Candho neef markaa dhalay nadaafaddarro awgeed caalirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) ld bamban.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-yo, m.l/dh) Nooc marwaxadaha gacanta lagu socodisiiyo ka mid ah oo tumaaluhu dabka ku huriyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Cudur caaliriya candho neef markaa dhalay oo ka yimaadda nadaafaddarro.
Qeexid Xigta: ld banmarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Candho neef markaa dhalay nadaafaddarro awgeed caalirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -naysay
Qeexid: Wax meel sida waddo, irrid iwm ku gudban ka wareejin.
Qeexid Xigta: Meel xadeysan wax ku jira ka saarid.
Qeexid Kale: Meel geedo ku yaalin bannaan ka dhigid. 4. Wax samayntooda oggolaan (sharci).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.l
Qeexid: eeg banoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Nooc hubka ka mid ah oo leh lugo loo fidsho, xabbaduhuna ay darandoori uga dhacaan. ld babban.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: B. ah: fal aan qiimo lahayn, kibir ku jiro oo cidi ku kacdo.
Qeexid Xigta: B. ah: hilib aad caato u ah oo aan la cuni karin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dabaqad; nooc; koox ka kooban dad ama waxyaabo kale oo ay wadaagaan astaamo u gaar ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]