Qeexid

"Candho neef markaa dhalay nadaafaddarro awgeed caalirid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga banoo oo kali ah:
  • Maskax guun ah maan gaabanoo, gaar is oranaaya Midaan gabanno dhalin oo nin kale, gablan ku maagaaya Gaasirnimo midkoodii geyoon, sheeg haddaad garato?
  • Maskax guun ah maan gaabanoo, gaar is oranaaya Midaan gabanno dhalin oo nin kale, gablan ku maagaaya Gaasirnimo midkoodii geyoon, sheeg haddaad garato?