Qeexid

"Wax meel sida waddo, irrid iwm ku gudban ka wareejin."

Qeexid Kale

Meel geedo ku yaalin bannaan ka dhigid. 4. Wax samayntooda oggolaan (sharci).

Qeexid Xigta

Meel xadeysan wax ku jira ka saarid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bannee oo kali ah:
  • Hebel ma tukado, hebel waa tusbax dheere, hebel waa gadh dheere, hebel waa cilmaani, hebel gabadh buu la socday, hebel bisinkuu kor u qaadaa, hebel mawliidkuu banneeyay iyo wax aan intaa dhaafsiisnayn buu dadka ku xujeeyaa, kuna xag xagtaa.
  • Qaar sidoo kale iyagana loo banneeyay inay afuraan, ka dibna ay soonka qalleeyaan (gudaan), laakiinse aan quudinayn cidna.