Qeexid

"(-iyo/bunuug, m.dh) Maamul xafiisyo leh oo lacagta lagu keydiyo ama layska amaahiyo, fuliyana adeegyo maaliyadeed sida sarrifka lacagaha qalaad, xawaaladaha gudaha iyo dibadda iyo furidda ictimadyada. ld bangi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga banki oo kali ah:
  • Kow iyo tobankii wiil ee baaderigu qaatay shan ka mid ahi waxay noqdeen kiristaan lixina muslim, wuxuuna Faarax Oomaar ka mid ahaa lixdaa muslimnimadoodii ilaahay u badbaadiyey.
  • Marka laysku soo duubo tobankii sanadood ee aynu qaranimadda higsanaynay maynu qaadin marin qaranimadeenu geydo iyadoo sababtu tahay dadka ina hogaaminayey oo aanay u qeexnayn doonisteena iyo guud ahaanba macnaha laga leeyahay qaranimadda casriga ah.