Qeexid

Guri dhul weyn ku fadhiya, si qurux badan u dhisan, baabuurta dhex geli karto oo dhiri ku tallaalantahay.

Qeexid Xigta

Dhismo hareeraha ka guran oo guryaha hortooda ama dushooda lagu dhiso oo lagu leersado.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bangalo oo kali ah:
  • "Madfac ku dhacay guri ku yaala xaafadeena waxaa ku dhintay 4-qof, sidoo kale 5-qof ayaa ku dhaawacmay" ayay tiri Siraad Max'ud oo ka mid ah dadka barokaca ku jooga xaafada Bangalo oo ka tirsan Dayniile.
  • Laakiin hadii aad u fiirsato waxa kuu muuqanaya inaanay dadka noocaas ahi fahamsanayn inaanay macno weyn lahayn bangalo ama gaadhi laga dhistay hanti ummaddu leedahay.