Qeexid

Meel doonyaha dhexdooda ku taal oo loo sameeyo inay biyuhu ku soo uruuraan si looga dhuro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga banduul oo kali ah:
  • Sidoo kale wuxuu Dugsiga Abbanduulka (Staff College) iyo Dugsiga Dagaalka (War College) kaga soo qalin jebiyay dalkii isagana la oran jiray Midowga Sofiyeeti.
  • Sidoo kale wuxuu Dugsiga Abbanduulka (Staff College) iyo Dugsiga Dagaalka (War College) kaga soo qalin jebiyay dalkii isagana la oran jiray Midowga Sofiyeeti.