Qeexid

"Amar dowladeed oo ku xukumayo dad magaalo deggan inaanay isu socon waqti go'an nabadgalyo awgeed. ld bandoo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bandow oo kali ah:
  • Sidoo kale Maamulka Islaamiga ah ee Al-shabaab ee iyana ka arimiya Magaalada Baadheere ee isla Gobolka Geddo ayaa bandow ay ku soo rogeen xalay waxaa wararka la helayo ay sheegayaanin bandowgaasi oo xalay 10-kii fiidnimo bilaabanayay uu dhaqan galay.
  • Magaalada Baydhabo ayaa waxaa saaran bandow bilaabanaya Salaada Maqrib kadib ayaa habeenadan waxaa ku soo kordhayey falalka lagula beegsanayo mas'uuliyiinta dowladda iyo qaraxyo lagu tuurayo goobaha ay dadku isugu yimaadaan.