Qeexid

"(-do, m.l) Cad maro ah oo midabyo iyo qiyaas loo yaqaan leh oo astaan u ah qarannimada ummadeed; calan. ld bandiiro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bandiirad oo kali ah:
  • Illo-wareed ku sugan deegaanka Bandiiradleey oo daqiiqado ka hor aan la xiriirnay ayaa xaqiijinaya in dagaalkaasi uu bilwoday, waloow aan la xaqiijin Karin qasaaraha dagaalkaasi uu labada dhinac iyo deegaanka u geystay.
  • Dagaal xoogan ayaa waxa uu haatan ka socdaa deegaanka Bandiiradleey iyo Saddex Higlo kaaso u dhaxeeyay ciidamada ciidamada Maxkamadaha iyo Malishiyaadka CoL.