Qeexid

"Wax la bandhigay ahaansho (alaab)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bandhigan oo kali ah:
  • Sannadkan waxa bandhigan la bilaabay 16-kii bishan aynu ku jirno ee August, waxayna socon doontaa ilaa 1-da bisha September ee fooda inagu soo haysa.
  • Gabadha soo saarta Barnaamijka Voices ee Leicester, Helen Cockle, ayaa waxay sheegtay in bandhigan uu ahaa mid guul ku dhamaaday.