Qeexid

"Keenidda meel fagaare ah wax-soo-saar warshadeed, beereed, faneed iwm si loo daawado."

Qeexid Xigta

ld bandhigid, bandhig2 f.g1 () Alaab ganacsi ama faneed iwm meel fagaar ah dadweynaha ugu dhigid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bandhig oo kali ah:
  • Qoraagu waa uu is-xigan karaa, si’uu akhristayashiisa ula socodsiiyo in uu horey u qoray, oo uu meelo kale ku qoray, xogaha uu u soo bandhigayo markaas.
  • Xafladdaasi ayaa waxaa soo qabanqaabiyay ururka dhallinyarada UYS, iyadoo lagu soo bandhigay, suugaan, gabayo, buraanbur iyo ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed.