Qeexid

"ld bambaano."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bambo oo kali ah:
  • Ciidanka ayaa waxay ku laabteen suuqa, waxaana saakay mar kale lagu qaaday dagaal u badan bambooyinka gacanta laga tuuro, iyadoo la maqlayay qaraxyo dhowr ah oo ka dhacayay waddooyinka 1-aad iyo 2-aad ee Bakaaraha oo ay ku sugnaayeen ciidamo Booliis ah.
  • Waxyaabaha ay heleen ayaa waxay gaarayaan 435 isugu jira hubka noocyadiisa kala duwan oo u badnaa rasaasta hoobiyaha oo dhan 49 xabo, 38 gantaal, Bambooyin, Rasaasta RBG, Suumanka la xerto marka la is qarxinayo iyo waxyaabo kale.