Qeexid

"(-nno, m.dh) Nooc hubka ka mid ah oo leh lugo loo fidsho, xabbaduhuna ay darandoori uga dhacaan. ld babban."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bamban oo kali ah:
  • Dhanka kale waxaa cawa kooxo aan la garaneyn werar bambano ah ku qadeen hotelka Manchester ee magaalada baydhabo kaasoo ay degan yihiin xubno ka tirsan xildhibaanada Baarlamaanka iyo xubno kale oo hey'addaha samafalka ee ka howlgala Baydhabo.
  • Weerarkaan Bambano ayaa la sheegay inay soo qadeen rag bambooyin ku hubeysnaa oo labo bambo ku tuuray goob ay fadhiyeen ciidamada Dowlada ee isgooyska Howl Wadaag ee magaalada Muqdisho.