Qeexid

"Caado xun, waxyeello leh oo aan si sahlan lagu dhaafi karin."

Qeexid Xigta

Balwo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga balwad oo kali ah:
  • Kuwaasna waxa aan odhan lahaa wakhtiga haku luminina balwad qaad oo ka faa’iidaysta wakhtiga.
  • Waana iska caadi oo balwad ay xukuumaddu iska leedahay in markay aragto dadka oo samaysanaya wax wanaagsan ay wax siloon ka garab samayso.