Qeexid

"(balli /-iyo, m.dh) Biyo fariisin dabiici ah, yara godan oo roobku biyeeyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga balli oo kali ah:
  • Wararka ku dhowdhow sarkaalkaas la dilay ayaa sheegaya inuu damacsanaa inuu bar koontarool ka sameeyo deegaanka Yaaqbariweyne, si uu halkaas uga ogaado dhaqdhaqaaqa kooxaha ka horjeeda DF oo dhawaan weerar kaddis ah ku qaaday saldhigga Ballidoogle.
  • Ceelasha biyaha xoolaha iyo balliyadii ayaan qudhoodii helin diyaarintii looga baahnaa si ay xooluhu uga faa’iidaystaan.