Qeexid
Ilmo markaa dhashay booqashadiisa ugu horrayn (dhaqankuna wuxuu qabaa in ilmahaas dabeecaddiisu ay u ekaato midda qofkaas hore). ld billee.
[-leeyay, -laysay]
f.g2Ilmo markaa dhashay booqashadiisa ugu horrayn (dhaqankuna wuxuu qabaa in ilmahaas dabeecaddiisu ay u ekaato midda qofkaas hore). ld billee.
Fal / verb
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Ka b.: wax ama meel doc ka jarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Wax, balbalo u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Si aan degganeyn u socosho (haween).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (balli /-iyo, m.dh) Biyo fariisin dabiici ah, yara godan oo roobku biyeeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Aqal meel naacawi ka soo gasho u yeelid.
Qeexid Xigta: Cid hoosaasin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Albaab, dariishad iwm wada furid.
Qeexid Xigta: Arrin wax ka qabashadeeda cid u dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiyaan in ay meel mariyaan.
Qeexid Xigta: Nooc bariidka waaweyn ka mid ah, oo macaan.
Qeexid Kale: Neef indhaha beelay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld ballee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Wax qarribid.
Qeexid Xigta: Ku h.: qof wax ku aaminid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Qalle gudasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -eeyay, -eysay
Qeexid: Balwo ku luuqeyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) Wax jir leh saddexdiisa cabbir (dherer, ballac, qoddo) midkood. ld ballaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Indha la'.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Hees hawleed la qaado marka xargaha iyo shabaagta la samaynayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Basle samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
e.d
Qeexid: Qurub la isticmaalo inta badan kolka wax kabbixiwaa ah lays yeelsiiyo ama layska dhiirrigeliyo.
Qeexid Xigta: B. in: haddii.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: Geedka galleyda ama meseggada oo aan miro lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid, ballan u dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ballee. ld ballaysimo, ballaysin, billayn, billaysimo, billay ballaysimo m.dh ld ballayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]