Qeexid

"Caddeynta cidi bixiso ee ay ku shaqeyso in ay ballan meel marineyso."

Qeexid Xigta

Warqad rasmi ah oo cidi ku caddeynayso gudidda qiimaha waxa la soo dalbaday. ld ballangaal1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ballanqaad oo kali ah:
  • Go'aanka Koonfur Africa, ayaa dharbaaxo ku ah qorshaha uu wado Midowga Africa, oo ilaa hadda ballanqaadyo adag oo ciidamo ah ka helay ilaa afar wadan.
  • Waxaana ballanqaadayaa inaan taageero hiil iyo hooba ah la garab istaagayno dalladda” ayuu yiri Dr Axmed Aadan.