Qeexid
ld ballandarnaan.
ld ballandarnaan.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: ld ballandarnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax aan ballan lahayn ahaansho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ballandaran. ld ballandarnaansho, ballandarri, ballandarro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiyaan in ay meel mariyaan.
Qeexid Xigta: Nooc bariidka waaweyn ka mid ah, oo macaan.
Qeexid Kale: Neef indhaha beelay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld ballandarnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -gtay, -gatay
Qeexid: Qof ballan la dhigasho, la yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax ballaaran noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Diif ka muuqata nafley oo ka timaadda nafaqo darro ama cudur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld ballandhigasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax ballan loo dhigay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ballan horey loo dhigtay ka bixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld ballanqaad1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: ld ballanqaad2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ka bixidda ballan horey loo dhigtay. ld ballanfurid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Indha la'.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld bender.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) Wax jir leh saddexdiisa cabbir (dherer, ballac, qoddo) midkood. ld ballaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Hees hawleed la qaado marka xargaha iyo shabaagta la samaynayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: Albaab, dariishad iwm wada furid.
Qeexid Xigta: Arrin wax ka qabashadeeda cid u dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]