Qeexid

"Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiyaan in ay meel mariyaan."

Qeexid Kale

Neef indhaha beelay.

Qeexid Xigta

Nooc bariidka waaweyn ka mid ah, oo macaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ballan oo kali ah:
  • Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) hooggaamiyaha ka yahay in aannu gobolka Sanaag wali hayn isbeddelkii uu u ballanqaaday.
  • Afhayeenka Xarrakatul Shabaab ayaa ugu baaqay xoogaggooda inay dagaallada sii wadaan ayna u aargudaan hoggaamiyahoodii Usaama Bin Laden, isagoo sheegay inay adkeeyaan ballankii ay Alle kala galeen inay difaacayaan diinta Islaamka iyo Muslimiinta.