Qeexid

"Wax, wax ballac leh ka dhigid."

Qeexid Xigta

Wax, wax waasac ah ka dhigid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ballaari oo kali ah:
  • Ma cadda sababta Dowladda Federaalka uga welwelsan tahay heshiiskaas lagu xoojinayo wax qabadkeeda laguna ballaarinayo deegaannada ay magac ahaan uga taliso.
  • Qaraxyo iyo rasaas culus ayaa laga maqlay deegaanka Suuqa Xoolaha ee Degmada Huriwaa saakay markii ay halkaas isku ballaariyeen ciidamo Itoobiyaan ah oo baaritaano waday, waxaana la sheegay in ruux rayid ah uu ku dhaawacmay iska horimaadkaas.