Qeexid

"Wax ballac weyn leh ahaansho."

Qeexid Xigta

Wax waasac ah ahaansho (dhul, weel iwm).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ballaaran oo kali ah:
  • Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Aadancadde International ee magaalada Muqdisho iyagoo ku sii jeeda magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
  • Balaarinta Dakada Boosaaso ayaa waxay qayb-wayn ka qaadan doontaa hawasha ballaaran ee ay Dakaddu u hayso Ummadda Puntland waana isha ugu wayn ee dhaqaalaaha Puntland uga soo xaroodo.