Qeexid

"ld ballac."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ballaar oo kali ah:
  • Waxaa ugu dheer Webiga Shabeelle oo dhererkiisu uu gaarayo 1500km, waxaase ugu weyn (ballaar ahaan) uguna biyo badan webiga Jubba oo dhererkiisu uu gaarayo 800km.
  • Gabagabadii Ra’iisul Wasaare Geeddi wuxuu mahad celin ballaaran u diray Boqorka Sacuudiga iyo dowladdiisa isagoo ugu mahad celiyay sida ay mar walba u garab taagan tahay wax u qabashada dadka Soomaaliyeeed ee walaalaha yihiiin.