Qeexid

"Indha la'."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ballaa oo kali ah:
  • Ugu dambeytiina Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa uga mahadceliyay Dowladda iyo Shacabka Turkigu sida ay uga jawaabeen baahida dalka iyo dadka Soomaaliyeed oo ay kala qeyb qaateen abaaraha, gurmadka dhaawacyada iyo taageerada ballaaran.
  • Madaxwaynaha ku meelgaarka ah ee Soomaaliya, Cabdullaahi Yuusuf Axmed, ayaa ku celiyay in uusan diyaar u ahayn in uu wadahadal ka galo dhismaha aasaasidda dowlad sal ballaaran.