Qeexid

"Balaq noqosho (qof)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga balaq oo kali ah:
  • "Haddii la i doorto waxaan balaqaadayaa in dadkii Muqdisho ka barokacay aan dib ugu celiyo guryahii ay ka barokaceen mudo todobaad gudihiis ah" ayuu yiri Maxamed Cismaan Cali Dhagaxtuur.
  • Hadalkaan ayaa waxaa sheegay safiirka Kenya u qaabilsan arrimaha Somalia ninka lagu magacaabo Keen Visitia waxuuna xusay in safaarada Kenya ee Somalia dhawaan iridaha loo balaqi doono.