Qeexid

"Daymo, milicsi."

Qeexid Xigta

B. ka sii/b. ku sii: bal fiiri!

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga balac oo kali ah:
  • Saddexjibaarane (cube) Waxa uu leeyahay 6 dhinac oo isku beegan, 12 gees, 8 xagal dhamaantoodna dhinac kasta waa qaab labajibaaren ah, Xaglahiisuna waa kuwa quman, Balacyada oo dhanna waa isla egyihiin.
  • Kanaalka Suwees waa kanaalka ugu dheer adduunka oo ay maraakiibta maraan, Dhirirkiisa waa 162,2 kilomitir, balaciisana waxoo u dhaxeeyaa 300 ilaa 365 mitir.