Qeexid

"(c.nafl.) Qaybta dareeraha ee dhiigga marka laga reebo unugyada dhiigga. Waxay u badantahay biyo ay walxo badani 57"

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga balaasma oo kali ah:
  • Balaasma duleed waa inta ku xigta xuubka unugga, waxaana la moodaa biyo nadiif ah.
  • Marka aad u fiirsatid amiibada firfircoon, waxaad arki dooontaa in saytoobaalsamkeedu qulqulaayo, saytoobalaasamkaa qulqulaaya ayaa ayaa cadaadiya xuubka balaasmaha, sameeyana tuuro loo yaqaan addimobeeneedyo.