Qeexid

"(-ddo, m.dh) Ul toosan, madax godan oo lagu xarragoodo. ld bakooro (3)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bakoorad oo kali ah:
  • Waxa kale oo uu sheegay in laamihiisa oo sarab noqda laga sameeyo ulaha xaragada (bakooradaha).
  • Inta badan cumaamadda wuxuu saari jiray gacanta bidix oo uu soo laabay, isaga isla markaa na bakooradda dul saari jiray.