Qeexid

"ld bakaal."

Qeexid Xigta

Dhul carradiisu dibir ama dhooddi tahay; dhul carrocad ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bakool oo kali ah:
  • Ugu yaraan 7-qof oo mid ay haweeney tahay ayaa ku dhintay 10-qofna way ku dhaawacmeen dagaal xalay ku dhexmaray Al-shabaab iyo Maleeshiyo taabacsan maamuladii Bay & Bakool deegaanka Saydheelow oo 30-km u jira Baydhabo.
  • Diyaaradaha dalka Itoobiya ayaa si aan kala go`laheyn u duqeeyey degmada Yeed ee gobolka bakool waxaa intaas u dheereyd duqeymo ay isdhaafsanayeen ciidamada lugta ee Soomaaliya iyo Itoobiya.