Qeexid

"ld baqtiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bakhtiis oo kali ah:
  • Dadweynaheeda waxa asqada badankeedii ka reebay Ilaahay janadii ha ku libdhiyee marxuumkii dhintay, ninkaas oo waqtigii uu imaamka ahaa faatax-qasan dalka ka ilaaliyay, isaga oo kaga guntaday dheg-xumooyin badan oo dalka bakhtiisan lahaa.
  • Luul waxay is tidhi, sii salaan habaryartaa Siraad Sugaal, laakiin laydhka oo bakhtiisnaa iyo dhaqdhaqaq la’aan awgeed ayaanay garaacin guriga.