Qeexid

"ku b.: hanti bixinteeda ku gacan adkansho. ld bakhiil2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bakhayl oo kali ah:
  • Nabigu Maxamed (SCW) isagoo ilaahay ka magan gelaya aafada caajiska, wuxuu yidhi “ilaahow waxan kaa magan gelayaa hamiga, muragada, caajisnimada, bakhaylnimada iyo fulaynimada”.
  • Macangagnimo, aragti gaabni iyo bakhaylinimaba isaga ayay ka soo kallahaan, isaga ayayna ku hoydaan.