Qeexid

"(-layaal, m.l/dh) Naasley yar, dhirxagatada ka mid ah, leh dhego dhaadheer, dhogor jilicsan oo badan iyo bushin kore oo faruuran, oo habeenkii mirato."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bakayle oo kali ah:
  • Waxaan ka shaqaynayay hudheelka Union-ka, markii la odhan jiray Bakayle Qalad.
  • X. Ismaaciil Cismaan Bakayle, Hargeysa.