Qeexid

"(-dyo, m.dh) Dhul bannaan oo aan dhir la dugsado lahayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bakad oo kali ah:
  • ABDI AFRAX: marka hore waxaan u mahad celinayaa shabakadda ceelqaboobe oo ii ogolaatey iney i wareysato, intaa ka dib wuxuu ururkani ku bilowday dhalinyaro iska kaashatey maskax sporti isla markaana u daalanaa iney wax u qabtaan dadweynaha reer Sweden.
  • Haddii aanad fahmin kalmad, waxaad markaa ka turjuman kartaa shabakada luqada (Taalnet-vertaler) Sidoo kale wixii talo ee la xidhiidha khibradaada waad u soo gudbin kartaa shabakadan ama bogga internatka.