Qeexid

"Cudur isha ku dhaca oo ay yeelato bar cad."

Qeexid Kale

Qof lixaad weyn.

Qeexid Xigta

Meeraha labaad oo qorraxda ku wareega oo u dhexeeya dhulka iyo dusaaga; xiddigta waaberi; waxaraxir.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bakaal oo kali ah:
  • W.Warfaafinta, Amran Cali Xiis Agaasime W. Arimaha qoyska, Axmed Cabdi Bakaal Laanqayrta cas ee Somaliland, Sacda Cabdi Axmed Hay’adda ICD, Xasan Aadan Cali Hay’adda UNICEF, Dr.
  • Laakiin waxa arrintaasi ku gacan saydhay Xuseen Nuur Bakaal oo qoraal uu soo saaray ku sheegay inuu faraha ka qaaday hawshii uu u hayay xisbiga UDUB, kadib markii sida uu sheegay uu arkay nidaam darrida ka dhex jirta xisbiga UDUB.