Qeexid

"ld boji."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baji oo kali ah:
  • Sida runta ah, distoorka aad bay u wanaagsan tahay in laga dambeeyo, waxaase ayaan-darro ah marka ay Xukuumaddii ahayd ilaaliyaha distoorku ay ku dhaqmi waydo, kuna bajiso shacabka iyo axsaabta mucaaradka ah in aanay ka hor iman distoorka.
  • Saddexjibaarane (cube) Waxa uu leeyahay 6 dhinac oo isku beegan, 12 gees, 8 xagal dhamaantoodna dhinac kasta waa qaab labajibaaren ah, Xaglahiisuna waa kuwa quman, Balacyada oo dhanna waa isla egyihiin.