Qeexid

"Walaalo isku hooyo ah aan isku aabbo ahayn."

Qeexid Xigta

Dad, ummad, iwm oo isgaashaanbuursi ka dhexeeyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bahwadaag oo kali ah:
  • Kulankan lagu qabtay Hoolka shirarka Ee wasaarada waxbarashada ayaa hay’add kasta oo dhinac waxbarashada bahwadaagta la ah waxay ku soo bandhigaysey Wixii u qabsoomey lixdaas bilood.
  • Jaroslaw Kaczyski, oo ah siyaasi awood badan oo lug weyn ku leh talada siyaasadeed ee dalkaas oo hore uga mid ahaan jiray bahwadaagtii waddamadii Shuuciga ahaa isbahaysigii WAARSO ee uu hormoodka ka ahaa Midowgii Soofiyeeti.