Qeexid

"(-oobay, -owday; -oobi) La b.: cid, gaashaanbuur la noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bahow oo kali ah:
  • S: Waa maxay taageerada aad haysataan ILAYS ahaan ee aad kula bahowdeen UDUB?
  • Dalkase aan Alle la damcin wanaag, waxa uu xilku gacanta uga galiyaa, xayn xumaanta ku bahowda.