Qeexid

"(c.fal.) Uruur xiddigaha ka mid ah oo u dhexeeya Xoorka iyo Faruuryaha. ld bah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baho oo kali ah:
  • Wasiirada difaaca ee dowladaha ku bahoobay isbaheysiga Gaashaan-buurta Nato ayaa sheegay inay diyaarin doonaan maraakiib dagaal oo ku biira howlagalada lagula dagaalamayo kooxaha afduubta maraakiibta marta xeebaha badaha Soomaaliyeed.
  • Nooca Ka Qayb-galayaasha Ururada ka kooban yahay, ururada la bahoobay iyo Maamulada jira, sida; Maamul-gobolleedyada Somaliland, Puntland, Maamul-gobolleedka Koonfur-galbeed, Maamulka Shabeellada Dhexe, Maamulka Gobolka Hiirraan iyo Kooxda Carta.