Qeexid

"ld bahaysasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bahaysi oo kali ah:
  • Cadaymaha loo hayo xidhiidhka ka dhaxeeya Al-Qaacida iyo Al-Itixaadka Muqdisho waxaa ka mid ah madaxii Ciidamada ee Al-Qaacida oo la odhan jiray Maxamed Atef oo booqday Muqdisho sanadkii 1992kii si uu u sameeyo isbahaysi labada dhinac ku midoobaan.
  • Axmed ayaa muddo laba sano ah ku sugnaa dalka Eritrea, iyagoo aasaasay Isbahaysigii ARS oo dagaal adag la galay xukuumadii TFG iyo ciidamadii gacanta siinayay ee Ethiopia.