Qeexid

"Bahal ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bahalnimo oo kali ah:
  • Marka loo eego weerarka bahalnimo ee dhirtii iyo baadkii lagu hayo, tilmaanta Gabilay waa falwanaag ku dayasho mudan, dadkaas iyo degaankaasna u ahaan doona taaj dahab ah ay madaxa ku sitaan oo weligood lagu majiiran doono.
  • Addoonsigu waa yasid, xaqirid, liidid, khasbid iyo jujuubid dadka loola dhaqmo si axmaqnimo, waxashnimo iyo bahalnimo ah oo dadnimada ka baxsan, iyadoo dadka loo isticmaalayo ama loo munaafacaadsado sida xoolaha oo kale.