Qeexid

"Nafleyda inta dadka iyo duunyada wax yeeleysa ama qaabkoodu cabsi geliya ee aan cayayaanka ahayn."

Qeexid Kale

B. ah: qof dilaa ah.

Qeexid Xigta

Wax.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bahal oo kali ah:
  • Ugaadha naadirka ah ee waddanka joogta ee dhifta ah cid Ilaahay abuuray oo bixin karta oo dalka ka saari kartaa ma jirto, waa inaynu ku qornaa bahalka.”
  • J: Waar miyaad silantahay ma nimankan xaashiyuhu xiijiyeen ee ilaa imika hangooladu iska sudhan yihiin, igawalla waxan ka baqday in aanu kala bixi wayno, sidii labadii bahal ee KULMIYE iyo bahalkii kale ee UDUB.