Qeexid
ld bahaahin.
ld bahaahin.
magac / noun
Lab / masculine
Qeexid: bahaa'in m.l ld bahaahin.
m.l
Qeexid: (u) Xoolo la dhaqdo.
Qeexid Xigta: Qof aan caqli badan lahayn. ld bahaa'in, bahaayin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld khaa'in.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Caws qoyan ku sii dambeeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nafleyda inta dadka iyo duunyada wax yeeleysa ama qaabkoodu cabsi geliya ee aan cayayaanka ahayn.
Qeexid Xigta: Wax.
Qeexid Kale: B. ah: qof dilaa ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Wax dad dhiba.
Qeexid Xigta: Haweenwy naxriisdaran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld daa'in1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-imay, -intay; -imi) ld daa'in2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Cayilid, wax buuran noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg bahardaaci. ld bahardaacis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg bahardaadi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: Bahal noqosho.
Qeexid Xigta: Waraaboobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: baabaha masiixiga m.l (dii.) Waa ninka ugu sarreeya baaderiyaasha diinta masiixiga; boobka.
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Cid qaraabeysasho.
Qeexid Xigta: Cid gaashaanbuuro la yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld bahaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ho, m.l) Xiddigo dayaxu maro oo u dhexeeya xoor iyo faruuryo. ld baho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Naago nin qabo middood iyo carruurteeda.
Qeexid Xigta: Isku b. ah: carruur hooyo keli ahi wada dhashay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld bahaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nin qolo ama col wada oo ugu horreeya xagga geesinnimada iyo dagaalka.
Qeexid Xigta: Nin beel madax u ah. ld bahaldileen.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Fadhi kala daadsanaan leh oo aan la rabin in dhaqso meel looga kaco. bahardaac2 f.mg1 Si kala daadsanaan leh muddo badan meel u fariisasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]