Qeexid

"Naago nin qabo middood iyo carruurteeda."

Qeexid Xigta

Isku b. ah: carruur hooyo keli ahi wada dhashay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bah oo kali ah:
  • Sideedaba bahal waxaa loo yaqaanaa wax kasto oo aan biniaadanka eheen, laakiin ogoow biniaadanka waa bahal, waxa kaliya oo uuga duwanyahay bahalada waa maskaxda.
  • Dilkan ayaa noqday hadal heynta ugu weyn ee Magaalada Baydhabo, waxaana dadka is weydiinayaan sababaha loo dilay siyaasigaas.