Qeexid

Xilliga baddu kacsantahay oo ayan dhoofi karin doonyaha shiraaca lihi. ld badxidhan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badxir oo kali ah:
  • "Waa markii ugu horeeyay oo dekeda kusoo xirta tan iyo markii la galay badxiranka, wuxuu wadaa sokor iyo shixnado kale oo ganacsi, waa arin ay dadku aad ugu farxeen" ayay tiri haweeney ganacsato ah oo ku sugan Kismaayo.