Qeexid

"(-nno, m.dh) (juqr.) Gogol biyo cusbo leh ah oo ku wareegsan dhul weyneyaasha dunida. Biyahaas iyaga ah waxaa loo qaybiyaa dhawr qaybood oo waaweyn, dhammaantood waxay dabboolaan 71% ee dusha dunida."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badweyn oo kali ah:
  • "Waxaan ka bilownay badweynta Hindiya ilaalinta xeebaha Somalia si aysan burcad badeeddu ugu dhiirran inay dhac u geystaan maraakiibta, ayna waxyeello gaarsiiyaan diyaaradaha ku dagaya garoonka diyaaradaha ee Muqdisho" ayuu yiri Captian Paddy Ankunda.
  • Waayo, dhaqankeena iyo suugaantu waa badweyn ay ka buuxaan xikmado iyo murti aad u gun dheer.