Qeexid

Alaab aad u burburin. ld baduuji, baduuq.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baduug oo kali ah:
  • Kala dhiman milgada aan kan lihi ‘ kaabiddeed biline Kubku nimuu baduugmiyo ma kaco ‘ ruux karrays li’iye Qajeelay kuftaa dawladdii ‘ aan kufkeed heline.
  • Dadyowgii la oran jirey Olmekista iyo Mayaniska ayaa dhowr jaad oo galley ah beeran jirey iyagoo karsan jirey iyadoo baduugan (iyadoo budo laga dhigey) ama farsamaysan (nixtamalization).