Qeexid

Wax la haystay in kale oo la nooc ah ku darsasho.

Qeexid Xigta

Qof, qeybtiisii in ka badan qaadasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badso oo kali ah:
  • Si uu jirkaagu u noqdo mid caafimaad qaba, kaddib markii aad muddo socoto ama aad Sportiga ciyaarto, badso cabitaanka bambeelmada iyo cunidda Qaraha!
  • Si uu jirkaagu u noqdo mid caafimaad qaba, kaddib markii aad muddo socoto ama aad Sportiga ciyaarto, badso cabitaanka bambeelmada iyo cunidda Qaraha!