Qeexid

"ld badsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badsad oo kali ah:
  • Haddii uu ruuxu (Rag iyo Dumarba) badsado fadhiga iyo jiifka, kursiga, gambarka iyo sariirta, ha ogaado inuu luga xanuun ku dhacayo oo aaney kala lug-baxayn.
  • Si kasta arrinku ha ahaadee waxaan shaki lahayn in Soomaali oo dhammi ay ka qayb qaadatay burburkii qaranka, ha la kala badsadee, dhammaantoodna ay yihiin qaran dumis, maantana aan weli diyaar loo ahayn dib u dhiskiisa.