Qeexid

"Qof degaanka uu markaa joogo aqoon yar u leh."

Qeexid Xigta

Qof aan ilbax ahayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badow oo kali ah:
  • Anigu waxaan badanaa muraajaceeyaa ama ku cimri qaataa, wixii daraawiishii ku hore martay, iyada oo dadku badow yahay maamulkeeduna ku hana qaaday iyo wuxuu ku jabayba.
  • Run ahantii dadkaai may qaldanayn, laakiin waxaanay ogayn horumar nabad ka horeeyaa in aanu jirin, qarannimo badownimo lagu sameeyaana jirin.