Qeexid

"ld badnaansho, badni. eeg badan"

Qeexid Xigta

2. (fk) Ugu b.: ugu weyn, ugu sarraysa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badnaan oo kali ah:
  • Orodyahanka dalka Ingiriiska Maxamed Faarax oo loo yaqaan "Mo Farah" oo asaguna ka hadlay kulankan ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu matalo dalka Ingiriiska balse uu uga farxad badnaan lahaa isaga oo gashan funaanadda buluuga ah.
  • .4 Muddo laba casha ah ugu badnaan Goluhu wuxuu dhagaysanayaa warbixinta iyo macluumaadka ay soo uruuriyaan Gudiyadu, iyadoo ay mid mid u soo jeedinayaan Madax Gudiyeedyada ama cidii ay wakiishaan.