Qeexid

"ld badmar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badmareen oo kali ah:
  • Wuxuu ahaa dalmar iyo badmareen isaga gooshayey dalal badan oo dunida ka mid ah sida; Keenya, Tansaaniya, Yemen iyo qaar kale oo badan.
  • '''Sannadkii 1827kii ayaa Captain Bermer oo ahaa badmareenadii ingiriis ahi yimid Somaliland oo uu xidhiidh la yeeshay odayaashii dhaqanka ee Somaliland.