Qeexid

"(-rro, m.dh) Qof safarro badeed oo badan ka qeybgalay. ld badmareen."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badmar oo kali ah:
  • Ku dhawaad kalabadh ayaa maraakiibtan ama waa la rusheeyey ama gujis ayaa deijiyey, sidoo kale ilaa 4 000 oo badmareenno noorwiiji ah ayaa ku nafwaayey intii dagaalku socdey.
  • Sannadkii 1827kii ayaa Captain Bermer oo ahaa badmareen ingiriis ahi yimid Somaliland oo uu xidhiidh la yeeshay odayaashii dhaqanka ee Somaliland.